FAQs
Maxaa mowduucyo ah oo aan halkan uga hadli karaa?
waxaad halkan ku waydiin kartaa dadka khibrada leh su'aalaha aad u baahan tahay in lagaa jaahil bixiyo sidoo kale waad caawin kartaa walaalkaaga u baahan garabka ee madashan soo galiyey su'aashiisa.
su'aalaha kuwee ayaan laogolayn in lasoo dhigo madashan?
lama ogola su'aalaha iyo jawaabaha:-
*lidka ku ah diinteena islaamka,
*si waadax ah uga hadlaya jinsiga,
*aflagaadaynaya cid gaar ah,
*looga hadlayo qabyaalada.
*lidka ku ah diinteena islaamka,
*si waadax ah uga hadlaya jinsiga,
*aflagaadaynaya cid gaar ah,
*looga hadlayo qabyaalada.