Waxaan qaba waswaaska Dhanka soon nadar ah ama shardi ah kusaabsan OO ah haday waxaa dhacaan intaas OO Malin ayan soomi hadan sheegaa helo ama heli wayo intas ayan soomi soon farabadan 3 Malin ila 100k OO Malin ayuu dhexeeya waxaan ku hadlay iyo wax kale ayan kala sari laahay maxaan sameeya
Share
Walaal waxaa ku haysata dhibaato xagga waswaaska ah.
Suaashaada jawaabteeda anigoo dadaalaya:-
Walaal horta hadda ma ogud inta soon ah ee lagugu lee yahay balse waxaad og tahay in soon lagugu lee yahay taladaydu waa inaad bilowdo soonka aadna waddo illaa inta aad ku qancayso in aad dhamaysay soonkii lagugu lahaa hana isku adkayn qaabka aad u soomi lahayd ee waxaad soontaa isbuucii labo maalin ugu yaraan joogteena.